Kalfadhigii golaha baarlamaanka iyo guurtida ee Somaliland oo lagu waday inuu maanta furmo ayaa baaqday, waxaana xoghayaha guddiga uu sheegay inuu baarlamaanku fasax galay ilaa amar dambe.
COMMENTS