Labo kufsi oo ka dhacay gobalka sanaag (dhegayso)

Labo kufsi oo ka dhacay gobalka sanaag (dhegayso)

Laba dhacdo oo kufsi lala xiriirinayo ayaa ka dhacay gobolka Sanaag, sida uu radio Daljir u shegay taliyaha ciidamada booliska Puntland ee gobolka Sanaag Cabdi Faarax Warsame.

Kufsiga ayaa mid ka mid ah waxaa uu ka dhacay meel miyi ah oo katirsan deegaanka Ceelbuh.

Taliyaha booliska Puntland ee gobolka Sanaag Cabdi Faarax Warsame ayaa Daljir u waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com