Lionel Messi oo ku Guuleystay Xidiga ugu wanaagsan Adduunka

Cayaaryahanka Xulka Argentine iyo Kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa Caawa ku Guuleeystay Xidiga ugu wanaagsan Adduunka  Abaalmarinta FIFA Ballon d’Or Sanadkii 2015.

Xidigaan ayaa ka Guuleystay Xidigaha kala ah C.Ronaldo oo Real Madrid u dheela iyo Neymar oo u Safta Kooxda Barcelona.

Lionel Messi ayaa Abaalmarintaan ku Guuleystay Markii Shanaad,iyadoo uu noqonayo Xidigii ugu badnaa Abid oo Mudo Shan jeer loo Caleemo Saaro Xidiga ugu Wanaagsan Caalamka.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com