Barnaamijka Maanhadal ee radio Daljir ,waxaa maanta marti ku ah Musharax madaxweyne Cali Xaaji Warme oo u taagan doorashada Puntland 2019ka.
Barnaamijka waxa uu idinkaga imanaya Istuudiyaha Daljir ee Bosaaso ,waxaana soo jeedinaya Axmed Sheekh Maxamed Tollmaan.
Hadaba hoos kusoo waydii su’aal si’uu kaaga jawaabo ama codkaaga kusoo duub whatsppka 00252906000009
Kadhegayso Radio Daljir Mobilekaaga adigoo lasoo degaya playstore-ka ama Appka Radio Daljir ama barta www.radiodaljir.com.
COMMENTS