Maamul Goboleed Cusub oo Looga Dhawaaqay Soomaaliya (daawo)

Maamul Goboleed Cusub oo Looga Dhawaaqay Soomaaliya (daawo)

Cumar Aadan “Cumar Baadiyow”  gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Baledweyne ayaa sheegay in dadka kunool gobolka Hiiraan ay ka tashadeen maamulka Hirshabeelle iyo sidoo kale dowladda Dhexe ee Soomaaliya.

Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa looga dhawaaqay maamul uu Madaxweyne ka yahay Cali Cabdullaahi Cosoble oo ay xilka ka qaadeen Xildhibaanada Hirshabeelle.

DAAWO

https://www.youtube.com/watch?v=6unJfSGR7Dk

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com