Maamulka Balanbale oo Gadiid laga soo dhacay Itoobiya ku wareejiyaay Saraakil (dhegayso)

Maamulka Balanbale oo Gadiid laga soo dhacay Itoobiya ku wareejiyaay Saraakil (dhegayso)

Maamulka degmadda Balanballe ayaa Saraakiil ka socotay Itoobiyaha ku wareejiyay Gaari laga soo dhacay Qowmiyadda Oromadda,iyado kulan kadhacay Magaaladda Balanbale ay ka qayb galeen masuuliyin kala duwan.

Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa Warbixintan Cabudwaaq kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com