Guddoomiye kuxigeenka degmada Boocame ee gobolka sool Axmed Cismaan karaaf ayaa sheegay inay ka cabanayaan shaqo qoris ay wasaaradda deegaanku ka sammaysay degmada taasi oo sharciga baal marsan .
Axmed Cismaan ayaa waxa uu sheegay in shaqaale ka socday wasaaradda deegaanka ay amar la’aan dad shaqaale deegaan ilaa liyayaal ah uga qorteen ,iyagoon la socod siin maamulka degmada .
Wuxuu u warrmaya Axmed Sheekeeye .
Sidoo kale xoghayaha degmada boocame Maxamed Xassan Jaamac ayaa isna noo xaqiijiyay jiraanta cabashada ay ka qabaan arrintaasi .
Axmed Sheekeeye ayuu isna u warramay.
COMMENTS