Maamulka degmada Bosaso iyo dhalinyaro iskood isku xilqaamay ayaa maanta oo Jimce ah olole nadaafadeed ka fuliyay xeebta magaalada Bosaso oo jimcihii ay dadku ku qaataan nasashada.
COMMENTS