Guddoomiyaha degmada Jariiban Maxamuud Maxamed Maxamuud ayaa baaq nabadeed u diray dadka walaalaha ah ee kudagaalamaya degmada Towfiiq ee gobolka Mudug.
Gudoomiyaha ayaa sidoo kale waxgaradka Puntland iyo Galmudug ugu baaqay in ay kaalintooda wacyigalinta ay qaataan.
Ugu danbayn gudoomiyaha ayaa digniin u diray dadka huninaya dagaalkan.
COMMENTS