Maamulka Degmada Luuq: “Hal qof ayaa ku geeriyooday fatahaadda webiga, khasaarena… (dhegayso)

Maamulka Degmada Luuq: “Hal qof ayaa ku geeriyooday fatahaadda webiga, khasaarena… (dhegayso)

Maamulka degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegay in hal ruux uu ku geeriyooday fatahaad uu sammeeyey wabiga Jubba ee mara magaalada Luuq, sidoo kalena waxaa jira khasaare kadhashay oo soo gaaray beeraha deegaanka.

Guddoomiyaha degmada Luuq Maxamed Xuseen Cismaan ayaa xusay fatahaadda inuu sababay roobab xiligaan ka da’ay deegaanka.

Hoos kadhagayso

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com