Maamulka degmadda dhuusamareeb oo Amar culus kusoo rogay Gaadiidleyda

Maamulka degmadda dhuusamareeb oo Amar culus kusoo rogay Gaadiidleyda

Maamulka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Amar culus kusoo rogay Gaadiidka ka Shaqeeya Magaalada gaar ahaan kuwa yar yar ee raaxada.

Wareegto kasoo baxday xafiiska maamulka iyo arimaha bulshada maamulka Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa milkiilayaasha iyo wadayaasha Gaadiidka lagu faray inay gaadiidkooda kusoo diiwaan galiyaan laga bilaabo 01-12/12/2020.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com