Tan iyo Markii la magacaabay Duqa cusub ee galkacyo Yaasiin cabdisamad waxa Galkacyo ka socday Olole nadaafadeed oo lagu gurayo qashinka daadsan xaafadaha magaaladda Gaalkacyo oo baryihii u dambeyeey shacabku ka cabanayeen.
Warbxintan Waxaa Gaalkacyo kaso diray Wariye Ibraahin karaama.
COMMENTS
MUWAADIN SOOMALI AH LOOMA DIIDI KARO IN UU DOORASHO KA GALO WADANKIISA GAAR AHAAN GOBOLKA UU
KASOO JEEDO HADUU DAMBIILE YAHAY MAXAA XABSI LOO GAYN WAAYEY OO SAMADIIDOW LOOGU QAADI WAAYE(1 )
FARMAAJO MIYUUNA AHAYN DAMBIILE
MAXAMED SIYAAD BARE ADEER U YAHAY
ADAGOON 20 GAARIN DAD 40 SANO SOO
SHAQAYNAYEY LAGU BAJIYO, WAA USA
SARAAKIISHA TABABARKA UGU HANJABI JIRAY WAAN KU CELIN WAANA LAGU XIRI ASAGA IYO RAG KALE OO AANAN GOORTANI MAGACAABEEN, (2)KHAYRE
SHIRKADA KINYAANKU BADDA SOOMALIYA QOD DOONAYA INUU QOTO LABADA COMPANY OO UGU CAD CAD YAA DILLER
KA AH ILAA IYO IMINKA DADKANI WADA YABQAYA ( 3 )ETHIOPIAN MA ORAN KARAAN ROOBOW GO LAFTA GAREEN KAALAY SINABA WAA SINABA DADKA
SOOMALIYEED INDHAHA KALA FURA
FARMAAJO SIDII ADEERKII IN UU
NOOLA DHAQMO HAKA SUGINA