Maamulka & dhallinta Tuli Guuleed oo bilaabay wacyigelinta COVID-19

Maamulka & dhallinta Tuli Guuleed oo bilaabay wacyigelinta COVID-19

Maamulka Degmada Tuli Guuleed iyo hormuudka dhalinyarada oo iskaashanaya ayaa bilaabay in ay bulshada degmada iyo kuwa deegaanka ka wacyigaliyaan kuna booriyaan kahortagga cudurka si daran u faafaya ee COVID-19.

COVID-19 ka sokow, Tuli Guuleed ayaa labadii sano ee ugu danbeeyey waxaa joogto duullaan ula beegsanayey maleeshiyaadka Oromada, waxa ayna Tuli hoy u noqotay barakacayaasha ugu badan ee deegaanka, marka laga reebo Qoloji oo ah xerada qaxooti ee ugu weyn Itoobiya, ayna Soomaalida oo kaliyah u soo barakeceen.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com