Maamulka dowladd deegaanka Itoobiya ayaa deeq raashin ah gaarsiiyay qoysaskii ku barakacay colaadii sokeeye ee ka dhacday deegaanka Dhumey ee gobolka Sool.
Deeqdan oo ka koobneed Bur , Sonkari Bariis , Saliid , Buste yaal dhaxanta laga huwado, iyo gogol lagu jiifsado , ayaa ka timid madaxweynaha dowladd deegaanka Itoobiya Mustafe Cagjar, waxaana loo qaybiyay qoysaskii ku barakacay colaada Dhumey ,ku waas oo ka mahad celiyay deeqdan uga timid Madaxweyne Cagjar .
Dhegayso.
COMMENTS