Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug iyo maamulada Caabudwaaq iyo Xeraale ayaa ka wada hadlay xaalada nololeed ee dadkii ka barakacay dagaaladii dhawaan ka dhacay deegaanka Xeraale.
Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintan ka soo diray Caabudwaaq.
Hoos ka dhegayso
COMMENTS