Maamulka Gobalka Banaadir oo kulan la qaatay Wafdi kasocda QM (dhegayso)

Maamulka Gobalka Banaadir oo kulan la qaatay Wafdi kasocda QM (dhegayso)

Maamulka Gobolka banaadir ayaa Maanta waxa uu kulan la qaatay Masuuliyiin ka socda Qaramada midoobey gaar ah madaxa Arrimaha bini’aadannimada .

Waxa ay ka wada hadleen sidii lagu dardar gelin lahaa dib u celinta qaxootiga soomaaliyeed ee ka soo cararay hoygoodi qaar ka mid ah gobolada dalka.

Wariyaha Daljir ee Muqdisho Cabdiraxmaan Waaberi ayaa Muqdisho kaso diray Warbixintan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com