Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee gobolka Mudug ayaa ka hadlay dil ka dhacay Barigga gobolka Mudug gaar ahaana inta u dhaxaysa deegaanka Godod iyo Ceelbardaale ee gobolka Mudug.
Maxamed Cumar Afdhuub gudoomiye ku xigeenka labaad ee gobolka Mudug ayaa sheegay 3 Qof oo shacab ah halka dhawac soo gaaray gudoomiyihii degmada Towfiiq ee gobolka Mudug kaasoo isaguna dhawac kasoo gaaray dablay kale oo wadada u galay.
COMMENTS