Baraha bushada ay ku xiriiro iyo idaacadaha Muqdisho ku yaala a ayaa lagu faafiyay shalay warar been abuur ah oo sheegayay in Dhul gariir uu ka dhacay degmada Bareeda ee gobolka Garda Fuu.
Gudoomiyaha gobolka Garda Fuu Maxamuud Axmed Caynab ayaa arintaasi beeniyay, wariye Xasan Heykal ayuu u waramay.
COMMENTS