Afhayeen Maamulka gobolka Gedo Cali Yuusuf Cabdilaahi oo waraysi gaar ah siiyay maanta Radio Daljir ayaa ka hadlay xaalada gobolka iyo go’aano ay soo saareen.
COMMENTS