Dowladda Hoose ee caasimadda Garoowe iyadoo ka duulaysa ilaalinta bilicda magaalada ayaa waxaa ay howlgalo Nadaafadeed maantay ka fulisay xaafada Israac ee magaalada Garoowe.
Xoghayaha Dowladda Hoose Maxamuud Cali Xasan iyo qaar kamid ah xildhibaanada golaha deegaanka ayaa kormeeray goobaha uu howgalku ka socday.
Daawo.
Qaybo kamid ah magaalada Garoowe ayaa laga sameeyey olole nadaafadeed oo ay soo abaabushey Dawlada Hoose ee caasimada Puntland ee Garoowe.
Posted by Radio Daljir on Sunday, February 10, 2019
COMMENTS