Maamulka HiirShabelle ayaa siidaayay lix iyo tabon ganacsato oo ay xireen kuwaaso kulan kula yeeshay Al-Shabaab deegaanka Gamboole oo 50km ka xiga dhinaca galbeed magaalada Jowhar.
Agaasimaha warfaafinta maamulka HiirShabeelle Maxamed Macalin Xasan ayaa sheegay inay ganacsatadaan ay kala xaajoonayeen AL-Shabaab siinta lacago Zakawaad ah.
Wuxuuna shegay in ganacsatada ay jabiyeen awaamiirta lamaamaha amaanka ee HiiShabeelle.
Zubeyr Shiikh Cabdi ayuu u waramay?
COMMENTS