Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa sheegay in ay iska diideen Qorshaha Hormarinta Qaranka, kaasi oo dhowaan ka dhacaya Magaalada London ee dalka Ingiriiska.
waxn dhihilaha horumarka hirshabeele soo dhaweya gacmaha isku qabsada war meel horumar iyo daganan sho leh wa nimcad eebe
waxan leeyahay madaxweyne dawlada curdanka oo loo hanween yahay haku noqon caqabad una nax dalkaaga
waxan dhihi karna qofkii kasoo horjeda hormarinta qaranka wuxuu kasoo horjeda in ay somalia gaadho hormar ooy noqoto dal dhisan taasina waxay sababaysa dhibaato
mamulka hirshabeele waxan ugu baaqaya in ay dowlada la shaqeyan
COMMENTS
waxn dhihilaha horumarka hirshabeele soo dhaweya gacmaha isku qabsada war meel horumar iyo daganan sho leh wa nimcad eebe
waxan leeyahay madaxweyne
dawlada curdanka oo loo
hanween yahay haku noqon caqabad
una nax dalkaaga