Qaybta waxbarashada madaniga ah ee hay’ada UNICEF ayaa waxa ay tababar u furtay maamulada iyo macalimiinta dugsiyada hoose iyo dhexe ee degmada Burtinle ee gobolka Nugaal, sida uu warbixintaan hoose ku faahfaahinayo Cabdi Axmed Diiriye (Farateeb) oo Burtinle ku sugan.
DHEGAYSO
Audio Player
COMMENTS