Maamulka Jubbaland oo iibsaday diyaarad (Sawiro)

Maamulka Jubbaland oo iibsaday diyaarad (Sawiro)

Maamulka Jubbaland ayaa shaaca ka qaaday inay iibsadeen diyaarad kuwa rakaabka ah,taas oo qaadi doonta wafuuda iyo madaxda ka qayb galaysa Caleemasaarka madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed madoobe)

Madaxweynayaashii hore ee Galmudug CabdikariiN Xuseen Guuleed iyo Koonfur galbeed Shariif Xasan Sh Aadan ayaa diyaarada kasoo raacay Nairobi waxayna iyagoo aan Xamar marin toos uga degeen Kismaayo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com