Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka hadlay howlgal ay ciidamadooda ay ka fuliyeen deegaanka Buurhakaba ee gobolka Baay.
Afhayeenka maamulka Koonfur Galbeed Nuura Diin Abuukar ayaa u sheegay warbaahinta in howlgal ay qaadeen ciidamadooda lagu soo qabtay dagaalamayaal katirsan Al-shabaab, halka kuwa kallena ay gacanta ku dhigeen.
Waxaa uu sheegay howlgalka oo ahaa mid qorshaysan inay sidoo kalle ka fuliyeen wadada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo.
COMMENTS