Boosaaso, April,2, Maamulka iyo Agaasimayaasha xarumaha kala duwan Radio Daljir oo maanta (Salaasa 2-April-2013) kulan yeeshay go’aan saday inay joojiyaan baahinta Radio Ergo iyo Hirad oo ay amartay Wasaaradda Warfaafinta Puntland.
Warsaxaafadeed ay soo saaren maamulka Daljir ayaa lagu sheegay inuu jiro muran dhanka Sharciga ah oo u dhexeeya Dawlada iyo Warbaahinta hase ahaatee ay go’aansadeen fulinta amarka Wasaaradda inta laga xalinayo murankaasi?
Hoos ka akhriso Warsaxaafadeedka Daljir.
? ?
?
Diiwaanka Wararka
Radio Daljir
(B)
COMMENTS