Xili dowladda Somaaliya ay soo saartay Bayaan ay ku qaadacayso Heshiiska Dhismaha Dekadda Bebera ee u dhaxeeya dowladdaha imaaradka ,Etoobiya iyo Maamulka Somaliland ayaa Arrintaas waxaa Si kulul uga hadlay Masuuliyinta Maamulka Somaliland.
Maxamuud Cabdinaasir ayaa Warbixin Xiiso leh kadiyaariyaay
COMMENTS