Somaliland ayaa ku dhawaaqday inay hakisay dhamaan wadashaqeyntii iyo howlihii kale oo ay hay’adaha Qaramada Midoobay ka wadeen Somaliland.
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Qorshaynta & Horumarinta Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in la hakiyay wada-shaqeyntii ka dhaxeysay Soomaaliland iyo Hay’adaha Qaramada Midoobay.
COMMENTS