Maamulka SSC Khaatumo oo war qoraal ah ka soo saaray xiisadda ka taagan Ceerigaabo, kuna goodiyey in ay qaadi doonaan tallaabo qoomamo ku reebta Somaliland.
Illaa 10 qof ayaa lagu dhaawacay weerar ciidamada Somaliland ku qaadeen shacabka Ceerigaabo, waxayna qafaasheen dhallinyaro aan weli tiradooda la ogeyn. Lama sheegin wax dhimasho ah illaa iyo hadda.
COMMENTS