MAANHADAL: 15ka May iyo waxa laga baran karo dhallintii SYL (dhegayso|daawo)

MAANHADAL: 15ka May iyo waxa laga baran karo dhallintii SYL (dhegayso|daawo)

Kulanti wacan dhageystiyaal ku soo dhawaada Barnaamijka Maanhadal oo jimca walba ad ka dhegaysataan Radio daljir,waxaana todobaad walba ku soo qaadana dhacdooyinka ugu waaweyn ee todobaadkaas jira.

Barnaamijka Maanhadal iyo maanta waxaan ku soo qaadan doonna aasaaskiisa SYL, halgankii dheeraa iyo wixii dhibaato laga soo maray halgankii  xornimodoonka iyo xaalka maanta ee Soomaaliya.

Wariye Axmed sheekh Maxamed (Tallman) ayaa Bosaaso ka soojeedinaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com