Maanhadal: Dhiibista Qalbidhagax, Xiisadda Siyaasadeed iyo Xiriirka Itoobiya (dhegayso)

Maanhadal: Dhiibista Qalbidhagax, Xiisadda Siyaasadeed iyo Xiriirka Itoobiya (dhegayso)

Ku soodhowaada barnaamijka Maanhadal oo ah barnaamij todobaadle ah oo lagu gorfeeyo hadba mowduuca taagan, barnaamijka waxaa uu todobaadkan idiinkaga imaanaya xarunta Daljir Bossaso waxaana uu daaranyahay dhiibistii Qalbidhagax.

Wariye Axmed Sheekh Maxamed Tallman ayaana inoo daadihinaya.

Hoos ka dhegayso oo kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com