Ku soo dhowaada barnaamijka Maanhadal oo ah barnaamij todobaadle ah oo lagu gorfeeyo hadba mowduuca taagan, barnaamijka waxaa uu todobaadkan idiinkaga imaanaya xarunta Daljir ee Bossaso waxaana uu daarranyahay diidmada shilin Soomaaliga iyo saamaynta ka dhalatay, wariye Axmed Sheekh Maxamed Tallman ayaana inoo soo jeedinaya
Hoos kadhagayso oo ka bogo
COMMENTS