MAANHADAL: Doorashooyinka dalka iyo hanaanka loo wajahayo (daawo)

MAANHADAL: Doorashooyinka dalka iyo hanaanka loo wajahayo (daawo)

Barnaamijka MAANHADAL ee dooda Jimcaha, maanta waxaan uga hadlaynaa, doorashooyinka dalka iyo hanaanka loo wajahayo, Magacaabista guddiga doorashada iyo xalinta khilaafaadka oo muran badan dhalisay, Wacaalaha siyaasiyiinta iyo Musharaxiinta u hanqal taagaysat doorashada ay ka muujiyeen guddiga iyo in madaxweyne Farmaajo uu doonayo Muddo kororsi.

Kalsooni malagu qabikaraa sida ay wax usocdaan?

Barnaajka waxaa istuudiyaha Daljir ee Garoowe ka soo jeedinaya wariye Xasan Heykal.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com