Kulanti wacan dhegaystayaal ku soodhawadda Barnaamijka Maanhadal ee Radio Daljir oo maanta ku saabsan khilaafka hareereeyey magacaabista Guddiga Khilaafaadka Doorashada Puntland iyo ahmiyada uu guddigan u leeyahay doorashada Puntland.
Barnaamijka oo idinkaga imaanaya xarunta Dajir Bosaaso waxaa inoo daadihinya Axmed Sheekh Maxamed Tollmaan, waxaana marti noogu ah Nabadoon Khaliif Aw-Cali oo iska casilay guddigii dooraahada ee Madaxwayne Kuxigeenka Puntland u magacaabay, Cabdullaahi Jaamac oo ah wasiir kuxigeenkii hore ee dekedaha Puntland iyo Cali Xaaji Siciid oo bare ka ah jaamacadda Badda Cas.
Hoos kaga bogo
COMMENTS
Awood buu u leeyahay in uu magacaabo oo waa wax lagu soo dhaqmayey lab bini aadam oo ka horeeyey baa ku dhaqmayey kamana
Aydan hadlin waxaad hada ku mucaaradayso waa qof u hillin tolkeey marka aamina hadii aad diido u feker berito taada yaad marin doontaa aan fekerno taas
Hadii rabi idmo aamin ilaahaaga
Gudigaaga ha u gefin amin iyaga
C a mee y waa laba goor inta
Looga yeerey xamar fasax la aan uu baxay waana sida uu u dhaqmayo
Goortani saan rabno yaanan u hadlin ee sida sharcigu yahay aan u dhaqano
Waad mahadsantihiin
Ha ilaawin Digniintaydii.
ISIS=Israeli Secret Intelligence Service.