Kulanti wacan dhegaystayaal ku soo dhawadda Barnaamijka Maanhadal ee Radio Daljir ,oo maanta ku saabsan Qodobadii ka soobaxay shirkii Madaxda maamul goboleedyada ee shalay lagu soo gaba gabeeyay magaalada Garoowe .
Barnaamijka oo idinkaga imaanaya xarunta Dajir Bosaaso waxaa inoo daadihinya Axmed Sheekh Maxamed Tollmaan.
Halkan kadaawo sido kale Barnaamijka Maanhadal
COMMENTS