MAANHADAL: MASUULIYADDA DHIBAATOOYINKII KADHASHAY MUDDO KORORSIGA, GO’AANKA MADAXWAYNAHA IYO SHIRKA BERRITO EE BAARLAMAANKA (daawo)

MAANHADAL: MASUULIYADDA DHIBAATOOYINKII KADHASHAY MUDDO KORORSIGA, GO’AANKA MADAXWAYNAHA IYO SHIRKA BERRITO EE BAARLAMAANKA (daawo)

Kunalnti wacan dhegaystayaal kusoo dhawaada barnaamjikii Maanhadal ee Warbaahinta Daljir Barnaamjka todobaadkan waxa uu ku saabsan yaha, Mas’uulyada dhibaatooyinka ka dhasha muudo kororsiga madaxda, Go’aankii madaxweynaha iyo kulanka berrito ee baarlmaanka.

Barnaamijka waxaa marti ku ah, Wasiirka Arimaha gudaha iyo Dimuqraadiyeenta Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, Wariirka Warfaafinta Galmudug Axmed Shire Faragle io Guddoomiyaha Bulshada Rayidka ah ee Dallada PUNTSA Faysal Qaran.

barnaamijka waxaa soo saaray Xasan Heykal, waxaana soo jeedinaya Maxamuud Cabdi Ibraahin oo Boosaaso kusaugna.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com