Kulanti wacan oo wanagaan waana maanta iyo MAANHADAL. Barnaamijka Maanhadal waxa uu maanta diiradda saarayaa muhiimada shirkii maalgashiga Puntland iyo dhimaha Dekeda Garacad ee gobolka Mudug.
Barnaamijka waxaa marti u ah Wasiirka Dekedaha Puntland Maxamed Cabdi Cismaan Masagaway. Axmed Sheekh Maxamed Tallman aya istuudiyaha Daljir Bosaaso ka soojeedinaya.
Daawo
COMMENTS