MAANHADAL: Xalka Fatahaada Qardho & Saamaynta Bulshadda

MAANHADAL: Xalka Fatahaada Qardho & Saamaynta Bulshadda

Kulanti wacan oo wanaagsan dhegaystiyaal Saxiibayaal ku soo dhawadda Barnaamijka Maanhadal,oo todobaadkiba Maalinka jimcaha ah aad ka dhegaysataan Warbaahinta Daljir.

Todobaadkan barnaamijka Waxaan ku soo qaadanayna Fatahaadi ka dhacay Qardho iyo sida looga gashaaman karo fatahaado mar walba ka dhaca qardho khasaarena geeysta.

Khadar Cawl Ismaacil ayaa Barnaamijka Qardho ka soo jeedinaya

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com