Kulanti Wacan dhegaytsiyaal kusoo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo Maalinba oo jimco ah kabaxa Radio Daljir Somaaliya ,waxaana Todobaadkan uga hadli doona dooni u rarnayd Ganacsto Puntland kaso jeeda oo kuso caariday xeebta Boosaaso,taas oo ay ku mashquulsanayeen badnaadinteda Ganacsatada,Culumadda iyo Shacabka.
Barnaamijkan waxaa Xarunta Daljir Boosaaso kaso jeedinaya Axmed sheekh Maxamed (Tallman)
Audio Player
COMMENTS
[…] Maanhdal Doonidi kuso caariday Boosaaso iyo Ganacsatada PL& Doorka shacabka (dhegayso) […]