Madasha Xisbiyada oo taageeray Shirka Maamul goboleedyada ee ka dhacaya

Madasha Xisbiyada oo taageeray Shirka Maamul goboleedyada ee ka dhacaya

War saxaafadeed ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa lagu soo dhaweeyey shirka maamul goboleedyada dalka Soomaaliya ku yeelanayaan 9-ka bishan magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug.

Madasha Xisbiyada Qaran waxay walaac ka muujisay baaqashada shirkii Golaha Amniga Qaranka ee Muqdisho ka dhici lahaa 5-ta ilaa 8-da bisha, kaasoo Madaxtooyada Soomaaliya horey u shaacisay, una baaqday khilaaf soo kala dhex galay dowlad goboleedyada iyo Hoggaanka dowladda Federaalka.

Madasha ayaa walaac ka muujiyay in ka maqnaashaha hoggaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ee shirka Dhuuusamareeb uu yahay ifafaalo aan wanaagsaneyn.

“Ka maqnaashaha hoggaanka dalka ee shirka ka dhacaya Dhuusamareeb waxaa ay muujineysaa

Diwaanka wararka

Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com