Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo saartay baaq ka kooban shan qodob oo ay uga hadleen xaaladda gobolka Gedo.
Colaadda ka aloosan ayaa Dowladda Fedraalka lagu eedeeyey inay ku lug leedahay waxaana loogu baaqay Madaxweynaha iyo Xukuumadda inay ka digtoonaadaan waxa ka dhalan kara ciidamada itoobiyanka ah ee deegaankaas buux dhaafiyay ee xaaladda siyaasadeed loo adeegsanayo.
COMMENTS