Madaxa Xukumada Galmudug oo ku dhawaaqay Habraaca soo xulista xildhibaanada

Madaxa Xukumada Galmudug oo ku dhawaaqay Habraaca soo xulista xildhibaanada

Guddiga doorashada maamulka Galmudug ee dhanka Sheekh Shaakir ayaa ku dhawaaqay Habraaca loo mari doono soo xulista xildhibaanada baarlamaanka maamulka Galmudug.

Guddiga ayaa sheegay in Odayaasha dhaqanka ay soo xuli doonaan 54 xubnood halka Madaxa Ahlusunna uu soo xuli doono 35 Xildhibaan.

Hoos kaga bogo.

Diwaanka
wararka daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com