Madaxda dowladaha xubnaha ka ah dowladda dhexe oo ku kulmaya Baydhabo

Madaxda dowladaha xubnaha ka ah dowladda dhexe oo ku kulmaya Baydhabo

Madaxda Dowladaha Faderaalka ee xubnaha ka ah dowlad goboleedyada ayaa la filayaa inay ku kulmaan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, iyadoo amaanka si’aad ah loo adkeeyey.

Kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saarayaa arrimaha ammaanka , siyaasadda iyo geeddi socodka dastuurka iyo qodobo kalle.

Kulankan ayaa imaanaya xilli uu wali jiro ismaandhaaf u dhaxeeya dowladda dhexe iyo dowladaha xubnaha ka ah dowladda faderaalka ee Soomaaliya oo ku’aadan arimaha Khaliijka.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com