Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo ay wehlinayaan madaxweyne ku xigeenka iyo Wasiika Arrimaha Gudaha dowladda Galmudug, ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday Hay’adda Qaramada Midoobay, kuwaas oo howlo shaqo u soo gaaray xarunta dowladda Galmudug ee Dhuusamarreeb.
Dhigaal Cusub
Jubbaland oo soo dhaweysay wafdi UN-ka kasocda Dhigaal Duug ah
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Wasiiro cusub.
FAALLOOYIN & FALCELIN