Wafdi ay hogaaminayeen Madaxweyne yaasha dalalka Jabuuti iyo Suudaan ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada Jimmi ee Ismaamulka Oromada dalka Itoobiya.
Garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi waxaa ku soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Xubno ka tirsan dowladda iyo madaxda Ismaamulka Oromada Itoobiya.
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele , Madaxweynaha Suudaan n Cumar Xasan Al-Bashiir iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ka wada hadli doona xoojita xiriirka udhexeeyay wadamada geeska Afrika.
Sawiro.
COMMENTS