Madaxda Wasaaradda Maaliyadda & Waxbarashada oo kulan ku yeeshay Garoowe

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda & Waxbarashada oo kulan ku yeeshay Garoowe

Madaxda Wasaaradaha Maaliyadda iyo Waxbarshada ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay cashuurta ku waa jibtay bahda Waxbarshada puntland.

Kulan kan ayaa ka dhacay xarunta Wasaaradda Maaliydu ku leedahay Caasimada waxana shir gudoominaayay Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi.

Madaxda labada Wasaaradood ayaa kulan kooda si qoto dheer uga wadahadlay dardargalinta Cashuuraha macalimiinta.

Kulan kaasi markii uu soo id laaday waxaa si wada jir ah Xafiiska Wacyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda u la hadlay Wasiiru Dawlaha Maaliyadda Maxamed C/qaadir iyo Wasiiru Dawlaha Waxbarshada C/laahi Xasan.

Masuuliyiintan ayaa sheegay macalimiinta dawliga ah ay tiro ahaan dhan yihiin 2117 Macalin loona baahan yay in cashuurta ku waa jibtay ay bixiyaan macalimiinta ka hawl gala goobaha wax barshada ee gaar ka loo leeyahy.

Madaxda labada dhinac ayaa sheegay in ay usaareen Gudi farsamo oo dhowaan hawshsi kawada shaqayn doona

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com