Madaxwaynaha Jubaland oo ka hadlay darbiga Kenya ay ka dhisayso gudaha Soomaaliya (dhegayso)

Madaxwaynaha Jubaland oo ka hadlay darbiga Kenya ay ka dhisayso gudaha Soomaaliya (dhegayso)

Madaxwaynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa ka hadlay darbiga ay dowladda Kenya ka bilowday inay ka dhisto Soomaaliya.

Isagoo la hadlayay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in loo baahanyahay madaxwaynaha Soomaaliya inuu kala hadlo dowladda Kenya darbiga ay ka waddo gudaha Soomaaliya gaar ahaana magaalada Baladxaawo.

Dowladda Kenya ayaa bilowday inay dhisto darbi dheer oo ay ka dhisayso dhulka Soomaaliya, iyadoona ku sheegtay mid ay kaga hortagayso ururka Al-shabaab.

Hoos kadhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com