Madaxwaynaha oo kusii jeeda Itoobiya

Madaxwaynaha oo kusii jeeda Itoobiya

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa kusii jeeda wadanka Itoobiya caasimaddiisa Addisaba.

Wararka ayaa sheegaya socdaalkan inuu la xiriiro ka qaybgalka shirka dowldaha IGAD oo kafurmaya Addisababa.

Muddo labaatan sano kadib ayaa waxaa shirkan ka qaybgalaya madaxwaynaha Eriteriya, iyadoo Itoobiya iyo IGAD ay heshiis ka gaareen colaaddii ka dhaxaysay labaatan sano muddo ka badan.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com