Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Gaas oo dacwad laga soo gudbiyay (Daawo)

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Gaas oo dacwad laga soo gudbiyay (Daawo)

Guddiga garsoorka ee gobolka Nugaal ayaa soo gudbiyay dacwad ka dhan ah madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, iyagoona sheegaya in mushaaraadkoodii uu ka maqanyahay oo ay ku leeyihiin madaxwayne Gaas.

Goor dhow lasoco muuqaalka garsoorayaasha gobolka Nugaal.

 

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com