Madaxwaynaha Soomaaliya oo kusoo wajahan magaalada Garoowe

Madaxwaynaha Soomaaliya oo kusoo wajahan magaalada Garoowe

Madaxwaynaha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu soo gaaro magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland.

Saraakiil katirsan xafiiska madaxwaynaha ayaa sidaasi u xaqiiyay radio Daljir, iyadoo dhanka kalle uu ka socdo magaalada Garoowe diyaar garow kusaabsan soo dhowaynta madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Madaxwayne Farmaajo ayaa horay u booqday dowlad goboleedyada Galmudug, Jubaland iyo Koonfur Galbeed, imaatiinka Puntland ayaa waxaa ay noqonaysaa markii ugu horaysay ee uu yimaado.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com